Qoraal ahaan u soo saar Wadaag E-mail Facebook Twitter LinkedIn Ogow waxyaalaha boggaan ku qoran oo dhan in aan lagu turjumin «af-soomaali». Kiiskaaga Kiisaska UNE sidan ayaa loo maammulaa Norsk ( Norwegian ) English ( English ) العربية ( Arabic ) پښتو ( Pashto ) درى ( Dari ) Soomaali (Soomaaliya) ( Somali (Somalia) ) ትግርኛ (ኤርትራ) ( Tigrinya (Eritrea) ) Kiis-ka-baaraandegidda UNE Ku qofka uu kiis UNE ka yaallo Ku socota qofka tagaya kulanka guddiga arrimaha ajaaniibta Ku soo dhawow guddiga arrimaha ajnebiga - ama dheh UNE haddii aad rabtid. Miyaad heshay farriin ku saabsan inaad Norway ka baxdo? Haddii go’aanka aad ka heshay UNE ay ku qoran tahey inaad Norway ka baxdo, waa muhiim inaad sidaa samayso. Dhammaan carruurtu waxey xaq u leeyihiin in la dhegaysto